Events 11 August 2026
Qaybaha kala duwan ee bulshada Muqdisho ayaa ka wada hadlay sidii loo dhisi lahaa hannaan caymis caafimaad oo loo siman yahay, loona xaqiijin lahaa caafimaad loo dhan yahay.
Read article →
Events 14 July 2026
Hay’adda Qaranka ee Caymiska Caafimaadka ayaa la tashatay adeeg-bixiyeyaasha caafimaadka gaarka loo leeyahay si loo xoojiyo hirgelinta caymiska, tayada adeegga iyo iskaashiga bahda caafimaadka.
Read article →
Reports 13 May 2026
Shirkii 7-aad ee Aayo-ka-tashiga Caafimaadka Soomaaliya ee Jowhar ayaa mudnaan gaar ah siiyay maalgelinta caafimaadka gudaha iyo hirgelinta caymis caafimaad oo la isku waafaqsan yahay.
Read article →