Caymiska caafimaadka oo mudnaan ka helay Shirkii 7-aad ee Aayo-ka-tashiga Caafimaadka Soomaaliya
Shirkii 7-aad ee Aayo-ka-tashiga Caafimaadka Soomaaliya ee Jowhar ayaa mudnaan gaar ah siiyay maalgelinta caafimaadka gudaha iyo hirgelinta caymis caafimaad oo la isku waafaqsan yahay.
Read article →